home » SPORTS
You are browsing entries filed in “SPORTS”

27 April 2013.xaflad siweyn loosoo agaasimay oo lagu casuumay madaxweynihiii hore ee dalka Soomaaliay mudane Sh. Shariif Shiiq Axmed ayaa ka dhacday magaalada Atlanta ee caasimadda gobolka Georgia ee dalka Mareykanka. Xafladan oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Guddiga Somali-American Community Center iyo Somali Isboorti and Culture of Atlanta ayaa waxaa ka soo [...]
April 27th, 2013 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Shir khadka telefoonka ah oo ay isugu yimaadeen ciyaartooydii hore ee Gobolka Jubadda Hoose ee ay magaalo madaxdiisu tahay Kismayu ayaa wuxuu dhacay taariikhdu markii ay ahayd April 20, 2013. Shirkan oo ahaa midkiiuguhoreeyey noociisa oo ay bahdan yeelatoa yaa ahaa mid aad u xiiso badnaa oo aad mararka qaar u malaynaysid in ciyaartooyda cuslaatay [...]
April 25th, 2013 | Posted in SPORTS | Read More »

Xulka Plack Stars ee Ghana ayaa ku Garacay Garoonka Madella Xulka Mali oo ay la ciyareen Meertadii 2 ee Guruub B Kobka Qaramada Afrika 2013 ee ka socda Dalka Konfur Afrika. Ghana oo Kulankaan muujisay Awood kubaded oo aaad u heersareysay aya wxaa Daqiiqadii 38 Rigoore lagu Galay Lambarka 8 ee u ciyaara Naadiga Udinesa [...]
January 25th, 2013 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Kulankii 2 ee Guruub B oo ay wada yesheen Xulalka Niger vs Congo DR ayaa ku soo idlaaday 0-0 iyadoo xidigaha Niger ay muujiyeen abuuris Fursado muhiima oo Qatar Xoogan galiyay Goolka Congo DR. Xulka Congo Lambarka 9 Ciayaryahnka u sitay MBwani ayaa lumiyay Gool ay Tagaeerayaasha Reer Congo DR u istaageen ka dib Markii [...]
January 25th, 2013 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

A number of students competing in a race marking the 93rd anniversary of Mustafa Kemal Atatürk’s visit toAnkara in the northern province of Kastamonu failed to complete the course due to freezing temperatures. All students were challenged to finish the race despite the cold weather. Two Somali students at the local imam-hatip vocational religious school, Abdulhani [...]
December 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta ee dagan dalka Holland Greenfield ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u gogolo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme lagu maal gelinayo mashruuca FIFA ee {WIN IN AFRICA WITH AFRICA} kaasoo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalkii ugu dambeeyay Africa eeka faa’iideysanaya sida uu sheegay [...]
December 9th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Khabiir ka socda shirkada dhismaha garoomada kubada cagta ee dagan dalka Holland Greenfield ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si uu u gogolo cowska garoonka oo uu ku socdo dhisme lagu maal gelinayo mashruuca FIFA ee { WIN IN AFRICA WITH AFRICA } kaasoo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalkii ugu dambeeyay Africa ee ka faa’iideysanaya [...]
December 2nd, 2012 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Xulka xiiso badan oo ka tirsan ciyaaraha bariga iyo bartamaha Africa oo dhex mari doona Soomaaliya iyo Burundi ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka dhaco magaalada kampala. Ciyaartaan ayaa ah mid xiiso badan waxaana la wada sugayaa natiiyada ka soo bixi doonta, waa kulankii ugu horeeyay oo ay Soomaaliya la ciyaarayso wadanka Burindi koobkaan [...]
November 24th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

“It was the happiest moment we ever had because we took our flag. We raised our flag. We felt like we were very important people.” The 2008 Beijing Olympics opening ceremonies hold much more sentimentality for Somalia’s Samia Yusuf Omar, but it was her performance in a single 200-metre heat that sealed people’s memories of [...]
August 24th, 2012 | Posted in SPORTS | Read More »

A Somali Olympic athlete has reportedly drowned while attempting to reach Europe on a migrant boat. Runner Samia Yusuf Omar was trying to cross from Libya to Italy in April when the boat she was travelling in sank, according to Italian media. The head of Somalia’s National Olympic Committee confirmed to the BBC that she [...]
August 24th, 2012 | Posted in English News,SPORTS | Read More »