home » ARTICLE You are browsing entries filed in “ARTICLE”

A bright future for Somalia is within touching distance

waayaha_cusub

When al-Shabaab terrorists attacked the Mogadishu courthouse on April 14, they were attempting to reverse the country’s dramatic trajectory of progress. They failed. Although there was a tragic loss of life, the courts are re-opening and life is already back to normal. I visited the courthouse shortly after the attack and spoke to survivors in [...]

May 6th, 2013 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

TOPNEWS…Maxaad ka taqaan Somali Ethiopian-ka maamula Villa Somalia

farah-topaz5

Afarta nin oo lagu kala magacaabo Abdirahman Guulwade,Farah Topaz ,Fahad Yaasiin iyo Omar Dahir Abdirahman waxay dhamaantood heystaan dhalashada Ethiopia ,wuxuuna nin ka mida leeyahay taariikh dheer. Ninkaan oo lagu magacaabo Abdirahman Guulwade wuxuu qabi jiray gabadhii Mohamed Siyaad Barre (Allaha u naxariistee) hassse yeeshee aan laba ka mida uun soo qaato si aan bulshada [...]

March 30th, 2013 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

In Somalia, music festival aims to spread peace

Mogadishu music fesitval in Somalia

Not long ago, such an event would have been unthinkable in the battle-scarred country. But worries about attacks by Islamist militants remain. MOGADISHU, Somalia — Lihle Muhdin was 11 years old when he first picked up a Kalashnikov rifle, pushed into combat by an Islamist militia in Mogadishu. That was 15 years ago. Now he wields a [...]

March 30th, 2013 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

Yaa dabin u dhigay duulaankii Damul Jadiid ?

joker_3

Tan iyo markiila doortey Madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, waxaa soo if baxeysey in talada dalka aay wax ka maamulayaan kooxda damul jadiid , iyadoo shacabka Soomaaliyeed aay ka muujinayeen walaac aad badan kaas oo ku aadan in  madaxeynuhu uu san laheen awood fulineed oo la xiriirta maamulka dalka , sidoo kale [...]

January 15th, 2013 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

Faalo:>SIDEE ISU JECLEYSIIN KARTAA LAMAANAHAAGA?

Laqaye radio

Wacan oo wanaagsan dhamaan akhristayaasheena qiimaha iyo qaayaha inaga mudan , waxaan idin soo Gudbindoonaa haduu ilaah idmo maqaal aan ugu magacdarnay, (SIDEE ISU JECLEYSIIN KARTAA LAMAANAHAAGA?) aana kaga hadli doona Arimaha qoyska ama dadka isqaba iyo sida ugu haboon ee Ay Nolol wanaagsan iyo farxad u heli karaan, Waxaa waayahaan dabe kusoo badanaye bulshada [...]

January 10th, 2013 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

Muqdisho:- Magaalo Qaran aan mudnaan lasiin

somali-mogadishu1

Caasimadda dalkeenna Somalia ee Muqdisho, ayaa lagu tilmaami karaa inay ka mid ahayd Magaallooyinka Caalamka kuwa ugu Nabdoonaa, inkastoo 21-sanno ee ugu dambeysay ka mid noqotay Magaallooyinka ugu amni-daran Caalamka. Qaddar Rabbi ka sokow, waxaa sababay inay Magaalladda Muqdisho noqoto magaallo Colaadeed, kadib, markii ay Dowladdii Dhexe ee Kacaanka burburtay bilowgii sannadkii 1991-kii. Burburkaasi ayaa waxa uu sababay [...]

December 19th, 2012 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

FAALLO: Reer Jowhar: Jihaddee ayey u jiheysan doonaan?

Jowhar2

Reer Jowhar waxaa maanta u curtay Waa’ Cusub, kadib, markii Maamulka Kooxda Alshabaab oo muddo shan sanno ah ka arrimin jireen magaallo-madaxda Gobalka Sh/dhexe ee Jowhar uu maanta Gabalkoodii dumay, kadib, markii lagala wareegay gacan-ku-haynta Jowhar iypo Deegaanno kale oo muhiim u ahaa. Ciiddamadda Huwanta (AMISOM iyo kuwa Dowladda) oo ay ku Milan yihiin boqolaal [...]

December 16th, 2012 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

FALLO:- Hagbad Siyaasadeedka Baarlamaanka

maqaal

Hagbad, shaloongo ama ayuuto magaca aad  doontaba ugu yeer waa un lacag ururtay oo leysku darsaday isla markaana iyada oo kuusan uu hal qof qaato, taas oo aan cid kale kala dhaxeyne uu danihiisa gaarka ah uu ku fushado door wareegeedana ay inta badan dumarku xeer wadaag ku yihiin. waxaase iminka soo muuqanaya dhaqan aan ugu magac [...]

December 6th, 2012 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

Yaa ka mid ah Musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Jubbaland State ?

axmed_madoowe

Maalmihi ugu danbeyay waxaa dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ku soo laab laabanayay Arrinka ku saabsan Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ee laga waday Wadanka Kenya balse hada loo soo raray Magaalada Kismaayo. Howshaan Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo waxaay soo socotay mudo ka badan hal sano waxaana si toos ah gacanta ugu hayay Urur Goboleedka IGAD [...]

December 5th, 2012 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo liifadda u gaabinayo Jaallayaashiisa Damul-jadiid. W/Q. Wariye Anwar Bakhiit

xasan_madaxweyne

Tan iyo markii Madaxwyne Xasan Sheekh Maxamuud la wareegay Xilka Madaxtinimadda ee dalka Somalia, waxaa aad loo hadal-hayey hanweynidda Jaallayaashiisa Damul-jadiid ee ka soo go’day Urur-diimeedka Al-islaaxa Somalia, oo iyagu isku arka inay xaq u leeyihiin inay gacanta ku wada dhigaan Maamulka Qaranka oo dhan. Hamiga noocaasi ah oo weli sii bidhaamaya, ayaa waxa uu [...]

December 4th, 2012 | Posted in ARTICLE | Read More »

Recently Commented

  • find your power animal: Whats up! I just wish to give an enormous thumbs up for the good data you have here on this...