home » Science
You are browsing entries filed in “Science”

Saraakiisha AMISOM ayaa tababar dhanka dab-damiska waxa ay u furtay shaqaalaha dabdamiska ee gobolka Banaadir,Tababarkan oo noocyo badan isugu jira ayaa waxaa uu ka socdaa garoonka kubadda cagta ee Stadio Muqdisho. Sidoo kale shaqaalaha dabdamiska ayaa waxaa la siinayaa tababar dhanka jirka ah si ay ugu sahlanaato shaqada dab-daminta,Iyadoona Maanta Uga Furmay taba Barkani Magaalada [...]
January 17th, 2013 | Posted in Science,SOMALI NEWS | Read More »

Xabsigaan waxaa la dhisay sanadaan gaba gabada ah ee 2012-ka Waxaana lagu magacaabaa HALDANE oo ku yaala wadanka Norway waxaan uu siwayn uga duwan yahay Xabsiyada ka jira inta badan caalamka , waxaan uu leeyahay Qalab diyaarsan oo ay maxaabiistu ku madadaalaan inta ay xabsiga ku jiraan. Waxyaabaha uu leeyahay Xabsigan Cusub ayaa waxaa ka [...]
November 28th, 2012 | Posted in Science,SOMALI NEWS | Read More »

(By Gideon Kariuki) Almost 6 years of being in Nairobi I am a still in a culture shock; The Nairobi woman shocks me; she is not like the humble Jerutos I was used to in Eldoret. The Nairobi woman earns a salary of 10k yet stays in a bungalow worth 40k… you wonder how she [...]
November 6th, 2012 | Posted in English News,Science | Read More »

Labadaan gabdho ayaa lagu tilmaamaa inay yihiin mataano marna ladhahaa wa hal qof oo laba u qaybsan, waxayna ku dhasheen dalka Maraykanka oo ay xilligaan ku nool yihiin. Gabdhahaan ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Twin abby iyo Brittany, waxayna sanado kahor ay noqdeen hablooo Jaamiciyiin ah, iyagoona xilligaan Caalamka u soo bandhgay inay doonayaan in [...]
August 26th, 2012 | Posted in Science,SOMALI NEWS | Read More »

Six lions were speared to death overnight on the outskirts of the Kenyan capital after they strayed from the city’s national park and killed four goats, the Kenya Wildlife Service said Wednesday. Two adult lionesses, two young adults and two cubs were killed by a mob after they invaded a settlement in Kitengela on the [...]
June 20th, 2012 | Posted in Science,SOMALI NEWS | Read More »

The successful completion of the SpaceX mission to the International Space Station, as well as the ongoing developments at Virgin Galactic have apparently set off a trend. Despite the enormous difficulty and expense related to space travel, a Dutch group has announced plans to set up a small living station on Mars by 2023. The [...]
June 4th, 2012 | Posted in Science | Read More »

The first partial lunar eclipse of the year provided dramatic scenes across Asia late Monday, with a clear moon visible to many as the event unfolded. While Australia and the east of Japan watched as the Earth slid between the Moon and the Sun, casting a grey shadow over the satellite, those hoping to view [...]
June 4th, 2012 | Posted in Science | Read More »

Look skyward, space-lovers: Tuesday, June 5 is the last chance in your lifetime to see the transit of Venus across the face of the sun. Venus won’t visibly pass between the Earth and the sun again until 2117, so get your special sun-viewing glasses now. In North America, the transit will start in the hours [...]
June 4th, 2012 | Posted in Science | Read More »

Waxaa dhamaan logu bishaaraynaa Akhristayaasha Warbaahinta Caalamiga ah Ee SOMALPOST.COM In goor dhaw la bilaabi doono Sheeko Xiisabadanoo Shanigeedu Fogyahay Oo Mu’alif Maskaxdiisa ka soo maaxatay. Sheekadaan oo ah Sheeko ku qotonta Arimahya Dhalin yarada Siiba Jacaylka,Waxbarashada,Iyo waliba Haasaawaha ayaa Halku dhigeedu waxa uu yahay {HAMI ADUUN IYO HAGARDAAMO JACAYL}. Waxaana Maalin kasta oo Isniin [...]
April 11th, 2012 | Posted in ARTICLE,Science,SOMALI NEWS | Read More »

Madaxweynaha wadanka Faransiiska Nicolas Sarkozy ayey tii dheerayd ka qabsatey iyo in uu naftiisa la cararo ka dib markii ay ku soo qamaameen oo ay ku oriyeen dad caraysan xili uu booqasho ku marayey gobolka Basque ee ku yaal Konfurta Galbeed ee dalka Faransiiska. Gobolka Basque waxaa dega dadka Basque oo sidoo kale degan Waqooyiga [...]
March 16th, 2012 | Posted in Science,SOMALI NEWS | Read More »