home » February 29th, 2012 Entries posted on “February, 2012”

Waziiro ka tirsan Dowlada Somalia oo gaaray Baydhaba

Xuseen-Carab-Ciise

Wafdi kasocda Dowladda KMG soomaaliya ayaa maanta waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay halkaasi oo ay dhawaan la wareegeen Ciidamo katirsan Kuwa Dowlada Soomaaliya oo garab siinaya kuwa Ethiopia iyadoo aan wax dagaal ah ka dhicin. Wafdiga ayaa waxa hogaaminayay Ra’iisulwasaare ku xigeyn ahna Wasiirka Difaaca Dalka Xuseen Carab Ciise waxaana ku [...]

February 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shaqaalo lagu dilay Somalia

burcad-badeed

Labo ruux oo ka tirsan shaqaalaha markab ganacsi oo ay kooxaha burcad badeedda soomalida ah ay ka afduubteen meel aan ka fogayn xeebaha dalka Somalia ayaa lagu soo waramayaa inay dhinteen kadib markii markabkan oo kooxaha burcad badeedda ay u isticmaalayeen inay ku soo afduubtaan maraakiib kale ay foodda is dareen markab dagaal oo ay [...]

February 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Jaaliyada Norway Oo soo dhaweysay Gaas

jaaliyada

Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa Oslo oo uu halkaas ku joogey booqasho rasmi ah ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway u qabteen xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay. Xafladan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dad gaarayey kun qof oo ka kala yimid caasimadda Oslo iyo magaalooyinka u dhow-dhow. Jaaliyadda Norway ayaa ahaa kuwo [...]

February 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

War Dag Dag ah; muqdisho oo caawa lagu dilay Agaasimihii Idaacadii Somaliweyn

Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la aqoon ayaa caawa degmada Wadajir ee magaalada muqdisho ee gobalka banaadir ku dilay Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadii Somaliweyn ee magaalada Muqdisho taasi oo burburtay markii ay qalabkeedii qaateen Al Shabaab.  Allaha u naxariistee Maqribnimadii caawa ayaa kooxo hubeysan oo bastoolado wata waxa ay ku toogteen degmada Wadajir ee [...]

February 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ururka Ictisaam Oo shiray

Sheikh Ahmed Salad reads a statement at the end of a clerics' conference in Mogadishu

Gudoomiyaha Culumada Soomaalida Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo la hadlaya warbaahinta ayaa sheegay in kulamo maalmihii la soo dhaafay uga socday maalmihii la soo dhaafay Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland ay ka soo bexeen qodobo muhiim ah. “Runtii sida aad maqasheen ama Warbaahinta kasoo baxday Jaamacada AL-Ictisaam ee Jamaacada Al-Ictisaam Bil-kitaab Wassunnah Culumadeedii, Maamulkedii iyo [...]

February 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Meydka dhalinyaro oo maanta laga hely duleedka magaalada Gaalkacayo

meyd

Meydadka Laba dhallinyaro ah ayaa saakay lagu arkay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee dhanka maamulka Puntland, iyadoo aysan jirin cid ka hadashay arrintaasi oo ka tiran saraakiisha iyo masuuliyiinta Puntland. Meydadkaan ayaa la sheegay in jirkooda uu ka muuqanayay rasaas badan, hasa ahaatee illaa hadda lama xaqiijin cida keentay dhanka woqooyi ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta [...]

February 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

C/Qaasim Oo ka hadlay soo galitaan ciidanka Ethiopia & Kenya Somalia

qasim

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Dr: C/qaasim Salaad Xasan oo shir jaraa’id qadka Teleefonka ugu qabtay qaarka mid ah saxaafada ayaa waxa uu ka hadlay soo galitaanka Ciidamada dowladdaha Ethiopia iyo Kenya ee dalkan Soomaaliya waxaana uu sheegay inuu aad u xun yahay in ay dalkan Soomaaliya soo galaan Ciidanka wadamadaasi kasocda. Ciidamada dowladda Kenya ayaa [...]

February 27th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ahlu sunada oo faahfaahin dheeri ah ka soo saaray dagaalo ka dhacay gobolada dhexe

DAGAAL

Saraakiisha Ahlu suna ee Goboladda dhexe ayaa waxa ay guulo ka sheegteen dagaalo ay xarakadda Shabaab kula galeen gudaha deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ,iyadoona sheegtay inay ka dileen Saraakiil sar sare oo shabaab katirsanaa. Saraakiisha Ahlu suna ee Goboladda dhexe ayaa faafaahiyay dagaalkii shalay galinkii dambe iyaga iyo Shabaab ku dhex maray Deegaanka Gadoon [...]

February 27th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowlada oo ku sii socoto qeybo ka mid ah Bakool

ciidanka

Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya ee Goboladda Baay iyo Bakool ayaa waxa ay sheegeen in ay la wareegeen deegaano katirsan Bakool oo ay ka saareen Shabaab. Ibraahim Cumar Dheere gudoomiyaha degmadda Ceel barde ee Dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay la wareegeen deegaano katirsan gobolka Bakool oo ay hore ugu sugnaayeen Xarakadda [...]

February 27th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dadka reer Jowhar Oo loo digay !!

kabakutukade

Yuusuf Ciise (Kabo ku tukade) oo ah gudoomiyaha Al-shabaab ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa uga digey dadka Jowhar inay la shaqeeyaan ciidamada DKG ah iyo kuwa Itoobiya hadii ay magaalada Jowhar qabsadaan. Wuxuuna si cad u sheegay mar uu masjid Jowhar ku yaalla ka khudbadeynayey in ay dili doonaan qof walba oo ay ku cadaato [...]

February 26th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • find your power animal: Whats up! I just wish to give an enormous thumbs up for the good data you have here on this...