home » March 31st, 2012
Entries posted on “March, 2012”

Guurku waa heshiis sharci-diini ah , oo laba ruuxi ku heshiiyaan in ay qoys wada dhistaan isna doortaan, dabadeedna si diinta waafaqsan ku dhameystiraan, iskuna guursadaan. Guurku waa saldhiga Aadmiga maxaa yeelay bulshadu waxa ay ka unkantaa dhisma qoys, qoyskana sida la og-yahay waxa dhidibada u taaga Guurka. Inkasta oo caadooyinka guur ee soomaalidu ay [...]
March 31st, 2012 | Posted in ARTICLE,SOMALI NEWS | Read More »

Ururka Dhalinyarada soomaaliyeed ee nabad-doon youth alliance ayaa xalay magaalada Nairobi ku qabtay dood cilmiyeed ay ka qeyb galeen boqolaal dhalinyaro soomaali ah iyo fanaaniin. Dood cilmiyeedka ayaa waxaa looga doodaayey fowdada iyo falalka dambiyada ah ee dhalinyarada soomaaliyeed ku lug yeeshaan ma waxaa sababa shaqo la,aan mise waxey kumada daalaan ayey waayeen. Su,aalaha dooda [...]
March 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Midowga Africa iyo QM ayaa shir looga hadlaayo ammaanka Soomaaliya waxa uu uga furmay Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Ethiopia. War lagu daabacay Wakaalada wararka Shiinaha ee Xinhua ayaa lagu sheegay in shirkan sidoo kale looga hadlay sidii loo taageeri lahaa howlgalka AMISOM kuwaas oo hadda howlgalkooda la ballaariyay. Inta uusan shirka furmin ayaa [...]
March 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

War saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada midawga Africa ka jooga Soomaaliya ee AMISOM oo looga hadlayay dagaaladii shalay ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay inuu jiro khasaaro ciidamada AMISOM ka soo gaaray dagaalkaasi. War saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in hawlgalo ay fuliyeen ciidamada dawlada Burundi ee qeybta ka ah ciidamada AMISOM ay [...]
March 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

War murtiyeed kan soo baxay shir madaxeedkii 23aad ee ururka jaamacadda carabta ayaa waxa uu ka kooban yahay qodobo badan oo gebi ahaantoodba salka ku haya xalinta dhibaatooyinka ka taagan dalalka Soomaaliya , siiriya iyo falastiin. Waxana qodobada Somalia quseeya ee war murtiyeedkaasi ku xusnaa kamid ahaa : 1= in lagu dadaallo sidii soomaalida dhexdeeda [...]
March 30th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »
Dagaaladii Maanta kasoconayay qeybo kamid ah Degmadda Deyniile ee Gobolkan Banaadir iyo waliba duleedka Magaaladda Muqdisho ayaa waxa ay u dhaxeeyeen Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo Xarakadda Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay la wareegeyn guud ahaan Degmadda Deyniile [...]
March 30th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa, Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim. Wareegtadan oo Lambarkeedu ahaa 086 kuna taariikheysneyd 28/03/2012 cinwaankeeduna ahaa Xil Ka Qaadis Wasiir ayaa lagu yiri:- Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah. Markuu arkay:- [...]
March 30th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xukuumadda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in Al-Shabaab ay lumiyeen Kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisal-wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Maxamed Cali Gaas oo Warfidiyeennada la hadlay ayaa wuxuu sheegay, in Al-Shabaab ay lumiyeen kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed, isagoo intaa ku daray in Ciidamada Dowladda KMG iyo Taageerayaashooda guulaha ay ka gaarayaan dagaalka ay kula jiraan Al-Shabaab ay [...]
March 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dagaalo beeleedyo khasaare geystay ayaa waxa uu maanta ka dhacay Degmadda Buurdhuubo ee Gobolka Gedo. Dagaalka oo u dhaxeeyay beelo wada dega halkaasi ayaa waxa uu qarxay kadib markii ay isku qabsadeyn Ceelal biyood halkaasi ku yiilay. Dagaalka ayaa socday Saacado waxaana lagu soo waramay in uu geystay khasaare Xoogan iyadoona dadka deegaankaasi ay kusoo [...]
March 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayna ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxay ka dhaday Dalka kenya gaar ahaan magaala xeebeeda mombasa ee xarunta gobolka xeebta ee Dalkaan Kenya . Xafladaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay jaaliyada maamul goboleed Ximan iyo Xeeb ee Dalka kenya gaar ahaan magaala xeebeeda mombasa ee [...]
March 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »