home » April 29th, 2012 Entries posted on “April, 2012”

Sheikh Bashiir ” Dastuurka kama turjumayo baahida guud ee Shacabka”

Sheikh Ahmed Salad reads a statement at the end of a clerics' conference in Mogadishu

Ha’ada culumada somaaliyeed ayaa waxa ay sheegtay in qobyo qoraalka dastuurka uusan xiligaan heysan waqti ku filan ama lagu diyaarin karo dastuur waxa kalo ay sheegan in dasturkan uusan ka turjimeyn baahida guud ee shacabka somaliyeed. Gudoomiyaha culumada soomaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa shegay in dastuurka la heegay in lo samenayo soomaaliya uu ku shegay [...]

April 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Wasaarada Gaashaandhiga KMG Somalia oo bootadii ugu adkeed u dartay Shabaab

Xuseen-Carab-Ciise

Xuseen Carab Ciise wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka go,an tahay in guud ahaan dalka ay ka saaraan Ururka Al-shabaab. Wasiirka gaashaandhiga xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada militariga dowladda ay diyaar u yihiin in guud ahaan dalka ay ka xureeyaan Ururka Al-shabaab. Wuxuu tilmaamay in saraakiisha ciidamada [...]

April 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

4-ruux oo ku dhimatay dagaalo xalay ka dhacay Muqdisho

dhaawac

Dagaalo qasaro badan geestay ayaa waxa ay ka dhaceen degaaanka xoosh ee Magaalada muqdusho waxana ay bilowdeen habenimadii xalay waxana uu dhax maray Ciidamada Dowlada KMG somaaliya iyo kuwa Al shabab. Qasaaraha uu dagalkaan uu gestay aya ah 4ruux oo dhimasho ah iyo in ka badan 10ruux oo ku dhawacmatay sido kale dagalkan aya waxa [...]

April 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ahlu Sunna Oo ka soo horjeesatay maamul loo sameeyo gobolada dhexe ay ka taliyaan

ahlusuna1

Gudoomiye ku xigeynka golaha fulinta ee maamulka Ahlusuna Sh. Axmed Ilkacase ayaa sheegay in maamulkoodu ay ka soo horjeedaan qorshayaasha la damacsan yahay in maamul loogu sameeyo Gobolda dhexe ee bartamaha Soomaaliya waxaana uu sheegay in aysan u dulqaadan doonin faragalin lagu sameeyo Gobolada dhexe. Axmed ilkacase oo mar la weydiyay in wafdi ka yimid [...]

April 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Isbahaysiga Xoogagga Waddaniga ee Isbaddel-doonka Soomaaliyeed oo soo saar bayaan ku wajahan Geeddi socodka Dowlad dhisidda Soomaaliya

xasbiga

Xoogaga Madaniga ee Isbeddel doonka Soomalaiyeed oo ay ku mideeysan yihiin Ururro Siyaasadeed iyo Xisbiyo ay ka mid yihiin Xisbiga Nabada iyo Horumarka ee PDP iyo Xisbiga Hiilqaran ayaa maanta soo saaray bayaan cinwaan looga dhigay Geeddi socodka Dowlad dhisidda Soomaaliya. Gudoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Prof Xasan Sheekh Maxamuud ka hor bayaan la hadlay [...]

April 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Caruur la soo xaday oo lagu qabtay magaalada Berbara ee maamulka Hargeysa

caruur

Tiro caruur ah oo lasoo xaday ayaa lagu qabtay dekedda magaalada Berbera ee maamulka Somaliland. Caruurtan oo 9-ah isuguna jira wiilal iyo gabdho ayaa waxaa watey labo qof oo ay dhalashadoodu Itoobiyaan tahay. Waxayna ka yimaadeen dalka Yemen iyagoo la socdey markab yar oo lagu magacaabo NOPE-2. Labadan qof ee caruurtaas watey oo laga shekiyey [...]

April 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Dowlada Turkiga oo shaaca ka qaaday in ujooyin gaar ah aysan ka laheyn wadanka Somalia

Safiirka_turkiga_somalia_1

Dowladda Turkiga ayaa ka hadashay siyaasadeeda ku aadan dalka Soomaaliya, taasoo in badan oo Soomaalida kamid ahi ay sheki ka muujiyeen. Waxayna sheegtay inaysan ujeedo kale lahayn balse keliya ay ka go’an tahay sidii ay gacan ugu fidin lahayd dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Afhayeenka wasaarada arimaha dibadda ee dalka Turkiga Selcuk Unal oo saxaafadda la [...]

April 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shabaabka Jubooyinka Oo dad xoola dhaqata ah jiiday ilaa ay ka dhintaan

shabaab

Dhacdo aad u xanuun iyo murugo badan ayaa ka dhacday deegaanka Yaaq Bishaaro oo 40-KM u jirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose kadib markii ay shabaabku dad xoolo dhaqato ah gawaari ku jiideen ilaa ay ka geeriyoodaan. Maalintii shalay ayaa deegaankaasi waxaa ka dhacay iska hor imaad dhexmaray dadka deegaanak Al shabaab kadib [...]

April 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Xiisado dagaalo oo ka taagan maanta Garbaharey iyo Baardheere

dagaal2

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ee Koofur Galbeed Soomaalia ay halkaasi ka taagantahay xiisado colaadeed oo aad uxoogan. Ciidamada isgarabsanaya ee Dowlada KMG iyo kuwa Kenya ayaa ujihaystay deegaano katirsan Gobolkaas oo ay Shabaab ku xoogan yihiin. Deegaanada Xiisadaha dagaal ay ka jiraan ayaa waxaa kamid ah deegaano kudhow magaalada Garbaharey [...]

April 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Askar ka tirsan DKMG Somalia oo dad rayid ah ku dilay Muqidhsho

ciidan

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Manabolyo ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ku labisan dharka Ciidamada Dowlada KMG ay toogteen qof rayid ah. Askarigan oo hubaysan ayaa isgoyska Maanaboolyo ee degmada shibis ku toogtay Nin ahaa Darawal. “Askariga waxaa uu Maanbolyo oo ah halka aan kaala hadlayo ku dilay nin la yaqaano ooo darawal [...]

April 27th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • find your power animal: Whats up! I just wish to give an enormous thumbs up for the good data you have here on this...