home » July 31st, 2012 Entries posted on “July, 2012”

Dastuurka oo la ansixin doon maalinta…

dastuur

Wasiirka wasaarada Dastuurka Xukuumada Somalia ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay ansixin doonto Dastuurka Cusub ee uu yeelan doono dalka Somalia, Wasiirka wasaarada DKMG C/raxmaan Xoosh Jabriil oo la hadlaayay warbaahinta Magaalada Muqdisho ay sheegay in shirka uu iminka galay maalinta Todobaad islamarkaana uu ku dhow yahay gabagabo C/raxmaan Xoosh ayaa dhanka kale sheegay [...]

July 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Police-ka Yugandha oo daba socda nin Shabaab ah

Mohamed-Liban-Haji

Booliska wadanka Uganda ayaa soo bandhigay sawirada nin ay ku sheegeen inuu Soomaali yahay kana tirsan yahay Xarakadda Al-Shabaab oo Soomaaliya ka dagaalanta kaasi oo hadda ku sugan wadankaasi Uganda damacsana inuu weeraro ka geysto sida boolisku sheegay. Afhayeenka cusub ee booliska Uganda Samson Kuteesa oo saxaafadda kula hadlay xarunta taliska booliska ee magaalada Uganda [...]

July 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Gaas oo beesha caalamka ka cabanaya

gaas

Raa’isal Wasaaraha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si kulul u weeraray Dowladaha Reer Galbeedka, oo iyagu sheegay inay la-dagaalamayaan kooxaha burcad badeeda ee Soomaalida. Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Wali Maxamed Cali Gaas, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Dowladaha Reer Galbeedka ay dal-dalasho iyo xaalufin xooganba ay ku hayaan badaha Soomaaliya. [...]

July 31st, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Ciyaaryahanka Da’da yare Saadaq Cali ilig Beyle & Mustaqbalkiisa ciyaareed. WARBIXIN

saadaq1

Wixii ka danbeeyay burburkii lixaadka lahaa ee ku yimid wadanka Soomaaliya ayaa waxaa la oran karaa waxaa horay u sii raacay dhamaan adeegyadii caadiga ahaa ee bulshada isku xiri jiray sida Soprt-ga oo ah furaha koobaad ee Nabada. Ciyaarayahanka da’da yar ee Saadaq Cali ilig Beyle ayaa ka mid ahaa iftiinka nabada ee kasoo burqaday [...]

July 30th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS,SPORTS | Read More »

Shabaab oo ku hanjabtay in ay qoorta ka jarayaan Askar AMISOM

shabaab troop

Xarakada Alshabaab ayaa sheegtey in ay dileen labo askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku sugnaa Garoonka diyaaradaha ee Degmada dayniile. Afhayeenka howlgallada Alshabaab Sheekh C/casiis Abu Muscab ayaa sheegay in labada askari ee ay toogteen ay ahaayeen kuwo ka tirsan ciidamada Burundi oo qayb ka ah Ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya. [...]

July 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Shirka Dastuur si xasaasi ah uga soconaya Muqdisho

shirka

Shirkii dastuurka ee ka socdey muqdisho ayaa ergooyinka u fadhiya Ansixinta dastuurka qabyada ah ay maanta guda galayaan doodo kulul oo ku saabsan qodobada dastuurka, kadib markii shalay laga hor aqriyay qodobada uu ka koobnaa dastuurka qabyo qoraalka ee horyaala inay ansixiyaan ergadu. Waxaa saaka qodobada dastuurka, ka doodidoona ilaa 10-gudi hoosaad oo min sideetan [...]

July 29th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

U.S. is the driving force behind the fighting in Somalia

U.S. military in Somalia

The soldiers stood at attention, rifles at their sides, as U.S. Army Maj. Gen. David Hogg walked down the ranks, eyeing the men heading off to fight in Somalia. “You will push … the miscreants from that country, so Somalia can once again be free of tyranny and terrorism,” he told them, according to a [...]

July 29th, 2012 | Posted in English News | Read More »

‘Venezuela’s Kenya envoy strangled’

venezuela

Kenyan police say Olga Fonseca, Venezuela’s acting ambassador and chargé d’affaires in Kenya, has been found dead on her bed, believed to have been strangled. “Police can confirm that the diplomat was strangled to death this morning, and the body is still lying at the house as we investigate circumstances leading to the death,” said [...]

July 29th, 2012 | Posted in English News | Read More »

Somalis debate constitution draft

shirka

Somali leaders are debating a new constitution that protects the right to have an abortion to save the life of the mother, and an international law group says the draft guarantees more fundamental rights than the U.S. Constitution. That’s one reason some women are celebrating the document and hardline conservatives are protesting some of its [...]

July 29th, 2012 | Posted in English News | Read More »

Shariif oo deegaano magacaabay

Wareegta uu ka saxiixan yahay Madxweynaha dowlada KMG ayaa lagu magacaabay degmooyin cusub oo hoostagayaa goballada Shabeelaha Hoose , Shabeeleha Dhexe , Hiiraan iyo Jubbada Hoose. Sida ku cad wareegtada uu ka saxiixan yahay madaxweynaha ayaa lagu cadeeyay in degmooyinka uu magacaabay Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed loo eegay qodobaka 39aad faqradiisa labaad xarafka (a) iyo [...]

July 28th, 2012 | Posted in SOMALI NEWS | Read More »

Recently Commented

  • find your power animal: Whats up! I just wish to give an enormous thumbs up for the good data you have here on this...