|

Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Warbaahinta Caalamiga SOMALPOST.COM.

Waxaa dhamaan logu bishaaraynaa Akhristayaasha Warbaahinta Caalamiga ah Ee SOMALPOST.COM  In goor dhaw la bilaabi doono Sheeko Xiisabadanoo Shanigeedu Fogyahay Oo Mu’alif Maskaxdiisa ka soo maaxatay.

Sheekadaan oo ah Sheeko ku qotonta Arimahya Dhalin yarada Siiba Jacaylka,Waxbarashada,Iyo waliba Haasaawaha ayaa Halku dhigeedu waxa uu yahay {HAMI ADUUN IYO HAGARDAAMO JACAYL}.

Waxaana Maalin kasta oo Isniin ah aad ka Akrisan kartaan Warbaahita Caalamiga ah Ee SOMALPOST.COM.

Waxaana Sheekadaan Maskaxdiisa ay ka soo Maaxatay Wariye Abdifitaax Shiekh Nor Moalim {Aaloos}

Laakiin Maamulka Sare Ee Warbahinta SOMALPOST.COM  Ayaa u taagan Haqabtirida Akhristayaashiisa Maadama Akristayaal ku Xiran Warbaahinta ay ka Cod sadeen in la bilaabo Sheekooyin Jacayl Oo aad u xiida badan.

Fadlan Ra’yigaaga ku aadan Sheekadan Noogu Soo dir Ciwaanada kala ah:- Aaloos11@hotmail.com ama Ayaalle19@hotmail.com ama  Facbooka Abdi Fatax Aaloos

View:572

Short URL: http://www.somalpost.com/?p=1918

Posted by on Apr 11 2012. Filed under ARTICLE, Science, SOMALI NEWS. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • find your power animal: Whats up! I just wish to give an enormous thumbs up for the good data you have here on this...